Ereyo jacayl o dareenleh
Jaceylka / Waa maxay Erayo jaceyl erayo macaan oo shukaansi ah better December 23, 2023 Inaad hesho erayada jaceylka ee ugu haboon. Iyo inaad muujiso sidaad u danaynayso qofkas aad jeceshahay. Waxay noqon kartaa mid adag mararka qaar. Hadaad rabto erayo jacayl oo xul ah. Ood u usticmaasho habab kala-duwan. Waxaan maqaalkan kugu soo-aruurinay, erayo macaan oo shukaansi ah. Oo ku haboon rabitaankaada. Gabadhaada waa inaad dareensiisaa, inaad jeceshahay. Mana-jiro hab ka-wanaagsan, ood jaceyl ugu abuuri karto. Oon ka ahayn inaad u qurto erayo jaceyl oo aad umacaan. Waxay iftiiminayaan maalinteeda. sidoo kale akhri 18 geeraar jaceyl oo macaan Table of Contents Waa kuwan 123 Erayo macaan oo shukaansi ah Qofkasta wuu jecel yahay in lamaanihiisa ku dhaho. Ama u soo-qoro erayo jacayl ah. Siiba markaad ku jirtaan xidhiidh, ama shukaansi waa muhiim. Markaad dareenkaada ugu muujiso erayo dabacsan, waji dhoolacadaynaya. Iyo amaan run ah. Waxay keenaysaa inuu adkaado wada-jirkiina. Maqa...