Posts

Showing posts from February, 2025

Sidee loo raali galiyaa qofka aad jeceshahay?

 Sidee loo raali galiyaa qofka aad jeceshahay? Runti way adag tahay inaad qofkaad jeclayd raali galiso. hadaadan garanaynin sida loo raali galiyo lamaanahaada. Qofka markuu xanaaqo waxaa macquula in afkiisa ka soo baxaan waxyaabo aan wanaagsanayn. Hadaba markaad samayso khaladkan oo kale, uma baahnid wax kale. kaliya waxaad u baahan tahay inaad raacdo talaabooyinkan aan kula wadaagi doono. Erayo raali galin ah Hadaad tahay qofka khaladka galay, waa kuwan talaabooyin kaa caawinaya. inaad ku guulaysato in khaladkaadi lagaa cafiyo. Markaad khalad samayso, isla-markaaba ha isku-dayin inaad raali galiso lamaanahaada. aad jeceshahay, oo waxaad sii waqti. Haday rabto ha-qaadato maalmo, laakin yeyna ka badanin labo maalmood oo kaliya. Intaas kadib isku-day inaad lamaanahaada u qorto, erayo naxariis badan. oo markay akhriso ama uu akhriyo, qalbigiisa gilgilaya. Erayo jaceyl oo ay ka buuxaan amaan iyo erayo raali galin ah. sida kuwa hoos ku xusan oo kale. Qaali, nolosha iney macaan iyo khara...