Posts

🗣️ **Death Boy – Pure Love**

Image
                                                          🗣️ **Death Boy – Pure Love** Dear, Your heart is light, And your smile is beautiful, When I see you, I feel happy. Through you, I learned well, I got patience, Your friendship It is a precious gift. It's not love just words, It is respect and truth, I have to stand by you, Day and night. If I win, Because of you, If we are weak, You inspire me. Dear, My love is pure, It comes from the heart, And I will always be with you Hassan muhamed adan geraarjaceyl24.blogspot.com

Sidee loo raali galiyaa qofka aad jeceshahay?

 Sidee loo raali galiyaa qofka aad jeceshahay? Runti way adag tahay inaad qofkaad jeclayd raali galiso. hadaadan garanaynin sida loo raali galiyo lamaanahaada. Qofka markuu xanaaqo waxaa macquula in afkiisa ka soo baxaan waxyaabo aan wanaagsanayn. Hadaba markaad samayso khaladkan oo kale, uma baahnid wax kale. kaliya waxaad u baahan tahay inaad raacdo talaabooyinkan aan kula wadaagi doono. Erayo raali galin ah Hadaad tahay qofka khaladka galay, waa kuwan talaabooyin kaa caawinaya. inaad ku guulaysato in khaladkaadi lagaa cafiyo. Markaad khalad samayso, isla-markaaba ha isku-dayin inaad raali galiso lamaanahaada. aad jeceshahay, oo waxaad sii waqti. Haday rabto ha-qaadato maalmo, laakin yeyna ka badanin labo maalmood oo kaliya. Intaas kadib isku-day inaad lamaanahaada u qorto, erayo naxariis badan. oo markay akhriso ama uu akhriyo, qalbigiisa gilgilaya. Erayo jaceyl oo ay ka buuxaan amaan iyo erayo raali galin ah. sida kuwa hoos ku xusan oo kale. Qaali, nolosha iney macaan iyo khara...

Ereyo jacayl o dareenleh

Image
  Jaceylka / Waa maxay Erayo jaceyl erayo macaan oo shukaansi ah better December 23, 2023  Inaad hesho erayada jaceylka ee ugu haboon. Iyo inaad muujiso sidaad u danaynayso qofkas aad jeceshahay. Waxay noqon kartaa mid adag mararka qaar. Hadaad rabto erayo jacayl oo xul ah. Ood u usticmaasho habab kala-duwan. Waxaan maqaalkan kugu soo-aruurinay, erayo macaan oo shukaansi ah. Oo ku haboon rabitaankaada. Gabadhaada waa inaad dareensiisaa, inaad jeceshahay. Mana-jiro hab ka-wanaagsan, ood jaceyl ugu abuuri karto. Oon ka ahayn inaad u qurto erayo jaceyl oo aad umacaan. Waxay iftiiminayaan maalinteeda. sidoo kale akhri 18 geeraar jaceyl oo macaan Table of Contents Waa kuwan 123 Erayo macaan oo shukaansi ah Qofkasta wuu jecel yahay in lamaanihiisa ku dhaho. Ama u soo-qoro erayo jacayl ah. Siiba markaad ku jirtaan xidhiidh, ama shukaansi waa muhiim. Markaad dareenkaada ugu muujiso erayo dabacsan, waji dhoolacadaynaya. Iyo amaan run ah. Waxay keenaysaa inuu adkaado wada-jirkiina. Maqa...